DAAWO MUUQAAL: Barnaamij Qurux Badan Oo Laga Diyaariyey Hantidii Ku Bur Burtay Weerarkii Pizza House

Barnaamij Muuqaal ah oo kabaxay Tv-ga Goob Joog ee Ka howlgala Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyey weerarkii ka dhacay Pizza House.

Al Shabaab ayaa maalmo ka hor beegsaday Pizza House oo ay ku Tilmaameen Meel fisqi iyo Muusik lagu sameyn jiray.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Maamulaha Pizza House C/rixiin Maxamuud oo ah nin dhalinyaro ah oo ahaa fikradii soo hindistay Pizza House ayaa sheegay in lacag kabadan Boqol Kun Dollar ay ku waayeen Weerarkii Shabaabka.

Shacab badan ayaa lagu waxyeeleeyey weerarkaasi Shabaabka,waxaana ka mid ahaa gabdho wada dhashay oo la dilay mar keliya oo kusugnaa Hoolka Pizza House.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS