DHAGEYSO XASAASI: Farmaajo Oo Xaniinyo Siib Ku Sameenaya Maamul Gobolleedyada Dalka

Hogaamiyaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu kahadlay sida muhiimka ah ay uwada shaqeyn karaan Dawlad Gobolleedyada iyo Dawlada Federaalka.

Waxa uu farmaajo meesha ka saaray inay isku Awood noqdaan Maamul Gobolleedyada Dalka ka jira iyo Dawlada Dhexe Ee Soomaaliya.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Waxaa Hubanti ah in Dawlada Soomaaliya ay mararka qaarkood Heshiisyo aysan waxba kala Socon ay saxiixaan Maamul Gobolleedyada Dalka ka jira Qaarkood.

Jubbaland,K/Galbeed,Galmudug iyo Hirshabelle ayaa iyagu ah kuwo ay wax ka dhistay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Balse Puntland oo ah Dawlad Gobolleedkii ugu horeeyey Ee Soomaaliya la dhisay waxa ay iyagu qabaan in Awood ahaan aysan la mid aheyn kuwa DFS ay soo dhigtay.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS