DHAGEYSO: Soomaaliland Oo Iska Badelaysa Magaca & Xog Sheegeysa Magaca Ay La Baxayaan

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay doonayaan in ay qaado tallaabo ay ku heli karaan Aqoonsi Caalami Ah.

Soomaaliland ayaa waxay hore usheegtay inay ka go’day Soomaaliya balse weli ictiraaf Caalami ah ma aysan helin.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Shalay waxaa ku kala Saxiixday magaalada Hargeysa Heshiis dhowr Qodob ah Mas’uuliyiinta Soomaaliland iyo Khaatumo.

Waxaa Macquul ah in Khaatumo ku biirto Soomaaliland iyadoona Magaca Somaliland la bedeli doono.

Feysal Cali Waraabe oo ah Siyaasi Somaliland Ah ayaa sheegay inay qorsheenayaan in Magaca iska badelaan waxaana macquul ah in North Of Somalia La bixi doonaan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS