DHAGEYSO: Ooyin iyo Tiiraanyo Laga Maqlay Xero Ciidanka Kenya Ku leeyihiin Nairobi Kadib Markii Diyaarad Ka Timid Soomaaliya…

Weerar Culus oo Habeen Hore Xarakada Al Shabaab ku Qaadeen Degmada Baardheere ayaa waxaa hadda laga helayaa Xog Cusub.

Sargaal katirsanaa Ciidanka Meliteriga Kenya ayaa naftiisa ku waayey labo kalena waa ku dhaawacmeen weerarkaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Dadka deegaanka waxay kuwarameen in dagaalkii Habeen hore uu ahaa mid la isku adeegsaday hubka kala duwan mudana uu socday.

Al Shabaab ayaa ku faanay in Khasaaro Ba’an ay gaarsiiyeen Ciidanka Kenya Ee kusugnaa Baardheere.

Diyaarad siday Dhaawaca Labada Askari iyo Meydka Sargaalkaasi ayaa ka baxday Baardheere iyadoo gaartay Magaalada Nairobi.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS