DAAWO VIDEO: Jabuuti Oo Taageeradii Ay Umuujisey Sacuudiga Dhibaato Culus Ka Qabsatay & Dhul Laga Qabsaday

Tan iyo markii ay soo if baxday in Dawlada Jabuuti taageertay todobaadkii Hore Sacuudiga Arinta Khilaafka Khaliijka iyo Qatar.

Jabuuti ayaa si aan ka leex leexad laheyn waxay ula safatay Xulufada Sacuudiga Xiriirkii Diblomaasina ugu jartay Dawlada Qatar.

HALKAAN RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

R/wasaaraha Jabuuti ayaa xaqiijyey in Ereteria ay kusoo xad gudubtay Dhul ay leedahay kadib markii Ciidanka Qatar ay ka baxeen Xadka Labada Waddaan ka dhaxeeyey.

Ciidanka Ereteria ayaa soo buux dhaafiyey Dhul ay Xaq uleedahay Jabuuti taasi oo laga cabsi qabo inay labada dal is fara saaraan.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS