DAAWO: RW Xasan Kheyre oo Khudbad Xasaasi ah jeediyay kana hadlay Maqaamka G.Banaadir

Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Xaflad lagu taageerayay gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.

 

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu shacabka gobolka Banaadir ka dalbanayo iney taageeraan dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir.Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaquuqda gobolka Banaadir oo uu sheegay in dowladu ay si feejigan uga shaqeyn doonto.

 

SII RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAAL KALE.

Dhanka kale, RW Kheyre ayaa tilmaamay inuu ka digayo in dalka loo celiyo halkii laga soo gudbay isla markaana qaab qabiil la isaga horkeeno bulshadda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS