DAAWO:Maxaa Kala qabsaday Mucaaradka Dalka Kenya iyo Xildhibaan Yusuf Xasan Cabdi oo Weerar Afka ku qaaday..

Xildhibaan Yusuf Xasan Cabdi oo kamid ah Xildhibaanada oogu Cad cad Baarlamaanka dalka Kenya,lagana Soo doorto Caasimada Kenya,Magaalada NairobiĀ  ayaa Weerar Culus ku qaaday hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka dalka Kenya.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Xili uu Soomaalida kula hadalayey Xaafada ay ku badanyihiin ee Islii ayuu sheegay in dadka Soomaalida loga baahan yahay in ay ogaadaan,cadawgooda ,doonaya in uu kala googooyo,oo uu dalka Soomaaliya u kala jarjaro gobol gobol,kuwaas oo uu ku sheegay in ay yihiin mucaaradka Kenya.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS