DEG DEG AH:Ra’iisulwasare Khayre oo Saxiixay Liiskii Golaha Wasiirada iyo Villa Soomaaliya oo goordhow.

Madaxtooyada Soomaaliya wararka ugu dambeyay ee naga soo gaaray waxaa ayaa sheegaya in la diyaariyey liiska xubnaha golaha Xukuumada Faderaalka oo goor dhaw uu R/wasaare Kheyre uu saxiixayo.

 

Wasiirada la magacaabayo ayaa noqon doono kuwii ugu horeeyay ee la magacaabo waxaana heegan buuxa ku jira tan iyo saakay wariyaasha oo doonaya in ay toos u soo tabiyaan magacaabida Golaha xukuumada cusub.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Warar ayaa sheegaya in Wasiirada la magacaabi doono ay ka dhex muuqda Liiskaas siyaasiin saaxiibo dhaw la ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS