DEG DEG AH:Liiska Caawa Yaala Villa Soomaaliya iyo War Xasaasi ah oo Jubbaland News heshay..

Wararkii ugu horeeyey ee naga soo gaadhay Xarunta Villa Soomaaliya ayaa Sheegay in Ra’iisulwasare Soomaaliya Xasan Cli Khayre uu soo dhameeyey Liiska Golaha Wasiirada,isla Markaan uu Liiskaas Saaray Saxiixiiugu danbeeyey.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Ilo Wareedkeena Xarunta Villa Soomaaliya ayaa noo Sheegay in Saacadihii u danbeeyey uu liiska Golaha Wasiir isbadal ku yimid,taas oo Xarunta Villa Soomaaliya ka dhalisay Jahawareerkii ugu Cuslaa,Kadib Markii Liiska horay loo helay iyo kan danbe ay aad u kala duwanaadeen.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAAL KALE.

Wasiirka Ganacsiga Cabdulqadir Cosoble Cali ( Hawiye/Abgaal )
2. Wasiirka Qorsheynta Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid (Hawiye/ Xawadle )
3. Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Federaalka Yusuf Garaad ( Hawiye/Habargidir, Ceyr )
4. Wsiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Eng C/qaadir (Hawiye/Gaaljecel)
5. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khaliif Cabdi Cumar ( Hawiye/Gugundhabe)

Beesha Daarod
1. Raisul Wasaare Ku xigeen /Wasiirka Igaarsiinta Sharmake Mohamed Abdi (Gandhi) Daarood,Ogaadeen/Caabudwaaq
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Yuusuf Daahir Kaadir (Daarood/Dishiishe)
3. Wasiirka Amniga Gudaha Ilka jiir (Darood /Warsangeli )
4. Wasiirka Warfaafinta Abdulaahi Dani (Daarood/Majeerteen)
5. ? lama yaqaan wali

 

6. Beesha Dir
2. Wasiirka Gaashaandhigga Cabdal Boos Dir/Isaaq)
3. Wasiirka Maaliyadda Yusur Abraar ( Dir/Godo-Biirse)
4- Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
5- Wasiirka Biyaha iyo Korontada Maxamed Cali Xagaa (Dir Ciise)
Beesha Digil & Mirifle
1. Wasiirka Arrimaha
2. Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle, Hadame/Gaaljeel)
3. Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta Cabaas Siraaj (Mirifle, Hubeer)
4. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda C/casiis Maxamed Laftagareen(Mirifle, Hariin/Idimoole)
5. Wasiirka Beeeraha C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)

 

Beesha Shanaad
1. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/rashiid Siraaji ( Kulmis Reer Aw-Xasan )
2. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5. Wasiirka Waxbarasha Maryan Qaasim (Kulmis Asharaaf)
6. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maryan Aweys ( Jareerweyne).

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS