XOG MUHIIM AH:Socdaalkii Madaxwayne Kenyatta ee Magaalada Dhoobley Gobolka J/hoose..

Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Socdaal ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka J/Hoose,Waxayna Wararku Sheegayaan in Socdaalkaasi uu ahaa mid salka ku haya xaalada Amniga dalka Kenya iyo Ciidamada Kenya ee Jooga gudaha Soomaaliya.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS