Madaxwayne Axmed Madoobe Muxuu ka yidhi Tababarkii Maamulkiisa ee Magaalada Nairobi..

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sh Axmed Madoobe ayaa Shir ka dhacay Magaalada Nairobi ayaa ka sheegay in caawimaad dhanka Tababarka ah ee la siiyo shaqaalaha iyo Xubnahan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayjecelaan lahaayeen in ay ka dhacdo gudaha dalka Deegaanada Jubbaland.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS