DEG DEG AH:Qarax Culus oo Goordhow ka dhacay Magaalada iyo Warar Sheegaya in qaraxaasi.

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegaan in qarax xoogan uu goor dhow ka dhacay Xaafada lagu magacaabo cunaaye oo ka tirsan Xaafadaha Magaalada.

 

Qaraxa waxa uu ahaa Bamgacmeed lagu tuuray Guri uu degan yahay Mid ka mid ah Ergooyinka Xildhibaanada Baarlamaanka ku soo doortay Magaalada Beydhabo kaas oo lagu magacaabo Isxaaq Maxamed.

 

Khasaaraha horu dhaca ah ayaa waxaa la soo sheegayaa in uu dhaawac soo gaaray Xaaska Isxaaq iyo laba caruur ah oo isagu uu dhalay kuwaas oo xaaladooda caafimaad isbitaalka Magaalada Baydhabo lagula tacaalayo.

 

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS