XOG CULUS: Mooshin laga gudbiyay Jawaari iyo Sir culus oo la fashilay+Qorshe Halis ku ah Ra’iisulwasaraha.

 

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah maanta loogu gacan geliyay Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

 

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ayaa markii ugu horreysay si cad Prof.Jawaari ugu eedeeyay qodobo ay ku jiraan ku takri fal awoodeed, faragelinta uu ku saameeynayo xulista xukuumadda cusub.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Lama oga in Guddoonka Baarlamaanka uu aqbali doono Mooshinka laga keenya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari inkastoo warqada ay qabteen.

SII RIIX OO DAAWO MUUQAALADA CUSUB.

Mudooyinkii u dambeyay waxaa jiray warar sheegaya in Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweyanha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan in ay ku hardamayeen Xubno ay kala wataan oo ay doonayaan in ay ka soo dhax muuqdaan Xukuumada Cusub ee la soo dhisayo.

HALKAN GUJI SI AAD U OGAATO.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS