Xog Laga Helay Qarax Ka Dhacay Hoteel Ku Yaalla Itoobiya+Dadka Dhintay & Kuwa Dhaawacmay Oo…

Warbaahinta Dalka Itoobiya ayaa Saacado kadib waxay ka hadleen Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Habeen Hore Magaalo ku taalla Waddankaasi.

Qaraxa ayaa ahaa midka gacanta laga tuuro waxaana laga maqlay Hoteel dadka Ladan ay jiiftaan oo ku yaalla Magaalada Xuduuda Itoobiya ku taalla.

Qaraxa ayaa la sheegay in Hal  Qof uu ku naf waayey iyadoo 11 kale ku dhaawacmeen,iyadoo Saxaafada Itoobiya ka howlgasha aysan awood ulaheyn inay warbixino faah faahsan ka bixiyaan.

Ilaa hadda Ciidanka Amaanka waxay ku mashquulsan yihiin soo qabashada Kooxdii ka dambeysay weerarkaasi,waxaana itoobiya ay ka mid tahay waddamada ugu Amaanka Wanaagsan Qaarada Africa.

Itoobiya ayaa waxa ka dhacayey dhamaadkii Sanadkii Hore Kacdoon Shacab oo Dawlada looga soo horjeeday waxaana laga yaabaa in qaraxaasi ay arintaasi daba socoto,inkastoo Habeenkii Talaadada Arbacada ay soo galeysay Qaraxa uu dhacay hadana meesha ayaa aheyd Gobolka Amxaarada ku badan tahay waana Magaalada Gondor.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...