Tirinta Codadka Oo Socota,Faarax Sheekh C/qaadir Oo Naxsan & C/weli Muudeey Oo Ku Horeeya Wax Badan

Waxaa hadda la tirinayaa Codadka la dhiibtay Doorashada Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoona lasheegayo in Muudeey iyo Faarax ay  is hayaan.

Faarax C/qaadir ayaa dhankiisa tirsanaya Codadka kalsoonina ku qabi waayey Xubnaha uu dirsaday ee Codadka utirinaya.

C/weli Sheekh Muudeey ayaa Labaatameeyo Codad ah ka koreeya ilaa hadda Faarax Sheekh C/qaadir taasi oo laga yaabo in wax kasta is badeli karaan.

Xaaladu waxay tahay mid cakiran oo mid kastana Murashaxiinta ay eegayaan sida ay wax usocdaan,khadiijo Diiriye ayaana laga yaabaa in ay codadkeeda ugu shubto Labada Murashax midkood.

Wixii kusoo kordho dib kala socda insha allaah

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS