Shariif Xasan Oo Qosol La Dhacay,Xasan Sheekh Oo Amakaagsan & Doorashada Oo Lawada Eegayo

Natiijada ayaa waxa ay noqon doonto qof walbo oo Soomaali ah Eegayaa iyadoo Hadda la tirinayo Codadaka ay dhiibteen Xildhibaanada Kursiga Kuxigeenka Koobaad la tirinayo.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lasoo sheegayaa inuu indhaha ku Hayo Telefishinka islamarkaana ay ku faraxsan yihiin dhibcaha uu ku horeeyo C/weli Sheekh Muudeey.

Xasan Sheekh iyo Taageerayaashiisa ayaa Qol ku yaalla Madaxtooyada iyaguna ku daawanaya Telefishinka Qaranka Soomaaliya tirinta Codadkana dhankooda kawada.

Waxa uu Xasan Sheekh ka wal walsan yahay guuldaro ku habsato Saaxiibkiis Faarax Sheekh C/qaadir oo Xilkaan wax badan laga horeeyo oo Muudeey ayaa waxa uu sameenayaa Hormar dhinaca Dhibcaha ah.

NATIIJADA AYAA WAX WALBO HOGAAN U AH AAN OGAANO INSHA ALLAAH

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...