Dadka Deggan Caabud Waaq Oo Badankood Hubkooda Banaanka Keensaday & Xiisad Dagaal Oo Jirta

Labo Maleeshiyo Beeleed ayaa waxa ay ku dagaalameen Shalay Gelinkii Dambe Degmada Caabud Waaq Ee Gobolka Gal gaduud.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Gudaha Magaaladda waxaana la sheegayaa in hub uruursi maanta laga dareemayey magaaladaasi.

Dadka ayaa aad uhadal haya dagaalkii dhacay oo lix qof ay ku dhinteen dad gaarayey iyadoo kudhawaad 15 kalena ay ku dhaawacmeen.

Iyadoo Xiisadaasi ay jirto Maanta ayaa hadana waxaa laga hortegayaa Dagaal kale oo dhaca iyadoo Waxgarad kasoo kala jeeda labada Beel ay raadinayaan xal ay ka gaaraan arintaasi.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS