DAAWO MUUQAALKA:Ninkii dilay Xaaskiisii  kadibna is dilay & Sababta oo yaab iyo Murugo leh iyo Barnaamij Cajiib ah oo laga Sameeyey…

Waxaa dhawaan magaalada Pretoria ee Caasimada dalka South Africa ka dhacday dhacdo argagax badan ku beertay Soomaalida kunool magaaladaasi kadib markii nin Soomaali ah uu halkaasi ku dilay xasakiisii hore kadibna isagoo madaxa iska toogtay.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Dhacdadan naxtinta leh ayaa la sheegay in ay salka ku heysay arimo la xariira maseyr ama hinaase, waxa ayna noqotay dhacdadan mid si weyn u gaartay guud ahaan dalka Koonfur Afrika iyo meel kasto oo ay Soomaali joogto.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS