ARIN XASAASI AH:Faarax Sheekh C/qaadir Oo Diiday Maanta Xarunta Doorashada Dhexdeeda Inuu ku Salaamo…

Murashax Faarax Sheekh Cabduqaadir oo utaagnaa Xilka Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kaamiradu ay qabatay isagoo diidaya inuu qof salaan ka qaado.

Intii lagu jiray Codeynta Xildhibaanada ayuu Faarax markii uu codkiisa dhiibtay waxa uu ka diiday Haweeneey Baarlamaanka ay kawada tirsan yihiin inuu salaanta ka qaado.

Telefishinada qaarkood ayaa laga arki karay Faarax C/qaadir oo Salaanta markii loo soo taagay uu gacantiisa Xabadka Saartay kadibna waan kaa qaaday uu la micno ahaa.

Dadka qaar ayaa ku amaanay Arintaasi uu sameeyey Faarax C/qaadir isla markaana ay sheegeen in wax wanaagsan uu socdo.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...