Xasan Sheekh Oo Guushiisa Inuu Soo Laabto Mar Kale Ku Xiran Tahay Maanta+Yuu U Sacbinayaa?

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho la filayaa in Doorasho Ka dhacdo Magaalada Muqdisho iyadoo dad badan ay dalka iyo dibada kusugan ay indhaha ku hayaan.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isha la raacaya Hadba Doorashada Maanta iyo Shakhsiga kusoo baxa taasi oo la maleenayo in doonta la kiidi doonto Saaxiibka uu taageersan yahay.

Tusaale Ahaan Geeseey ama Jawaari hadii Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Loo doorto waxay ka micno tahay in Xasan Sheekh uu Kalsooni badan ku heli doono Madaxweynaha inuu mar kale Helo.

Dadka Badankood ayaa sheegaya in Cabdirashiid Maxamed Xiddig uu noqon karo Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xiddig ayaa waxa taageero dhaw u muujinaya Dawlada Itoobiya islamarkaana ay ubadan tahay in si bilaash ah xilkaasi uu ku heli doono.

DOORASHO MAAHANE WAA DOOQASHO QOF DOORAN AYAA LA DOORANAYAA!!

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS