TOP NEWS:C/Rashiid Xidig oo laga Ogaaday in uu yahay Musharax ugu Halista Badan+Sababta iyo Saamaynta…

Maanta waxaa Muqdisho ka dhici doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, iyadoo musharraxiinta ugu culusna yihiin Jawaari iyo C/rashiid Xidig,Waxaana Saaka soo baxay Warar Sheegay in Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ay rajadiisu kor u sii kacayso.

 

Xog hoose oo aan ka helay Villa Soomaaliya,ayaa Sheegaysa in waxay sheegayaan in isbedal uu iman karo wareegyada dambe ee doorashada, islamarkaana musharrax C/rashiid Xidig laga yaabo in sheekada uu bedalo.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Cabdirashiid Xidiga ayaa lagu wadaa in Wareegyada danbe ee doorashada Gudoonka uu soo gaadho isaga oo ay isku soo hadhi doonaan,mid kamid ah Musharaxiinta Beelaha Digil iyo Mirifle.

 

Dadku waxay maanta aad ugu dheg hayaan doorashada la filayo iney maanta qabsoonto, waxaana la eegi doonaa sidey wax noqon doonaan

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...