Qeylo iyo Buuq Hareeyey tirinta Codadka Doorashada+Jawaari Oo Guuleystay & Xiddig Oo…

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho ka Socda Tirinta Codadka Murashaxiinta sida ay u kala heleen Doorashadii La qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Qeylo ayaa laga maqlay Xarunta gudaheeda iyadoo Jawaari uu ka guuleystay Maxamed Cusmaan Jawaari sida hore loo sii ogaaday.

Gudiga Doorashada ayaa ku dhawaaqi doono Si rasmi ah inuu noqday Gudoomiyaha Cusub Markii Labaad Maxamed Cusmaan Jawaari.

C/rashiid Maxamed Xiddig oo Xildhibaan ah ayaa ku  guul dareystay inuu kursigaasi ka qaado.

Waxay ka dhigan tahay in Guusha Jawaari uu mar kale fursad u heli doono Xasan Sheekh in Xukunka Dalka kusoo laaban karo.

FAAH FAAHIN DIB KALA SOCDA INSHA ALLAAH

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS