Khudbad Hanjabaad Ah Uu C/rashiid Xiddig ka Jeediyey Xaruntii Doorashada+Jawaarina Ku yiri

Xildhibaanadii Maanta Ucodeeyey C/rashiid Xiddig ayaa waxa uu kaga mahad celiyey sida walaalnimada leh ay ugarab istaageen isagoo si maldahan usheegay in aysan niyad jabin ayna halganka sii wadaan.

 

Khudbadii lagu soo dhaweeyey C/rashiid Xiddig ayuu sheegay in macno ahaan aysan ulaheyn guusha Jawaari balse uu doonayo in uu sii wado Isbadel dadka lagu keeno hogaankiisa.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Si sarbeeb ah ayuu sheegay in Jawaari uu ugu hambalyeenayo Guusha uu gaaray hase ahaatee uu sameyn doono wax kasta oo ka hor istaagi kara Xasan Sheekh Maxamuud in Xukunka uu kusoo noqdo.

 

Dadka ayaa kuwooda Caaqilka ah ay dareemayeen Oraahda C/rashiid Xiddig meesha ay taabaneysay.

NAGA FILO CODKA KHUDBADA UU JEEDIYEY GOOR DHAW C/RASHIID XIDDIG

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...