Jawiga Xarunta Golaha oo isbadalay & Gudiga doorashada oo ku dhawaaqay in ay Natiijada Doorashadu..

Waxaa Goordhow lasoo gaba gabeeyay doorashada gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, taas oo mudo labo saac iyo bar ah qaadatay,xaalada ayaa cirka isku shareertay,waxaan booqa intiisa badan dhaliyey koox Xildhibaano ah oo ahaa taageerayaasha Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo laga adkaaday.

 

ka hor inta ayna Cod bixintu dhamaanin Xildhibaanada ayaa si habsami leh udhiibtay codadkooda iyadoo ay xubno ka socda beesha caalamka ay doorashadaas goob joog ku ahaayeen,

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Jawiga ayaa isbadalay kadib markii Jawaari uu helay codadkii loo baahnaa in lagu soo baxo kaas oo ahaa 130 cod, waxaase uu helay 142 cod oo 12 cod ka badan codadkii loo baahnaa.Musharax C/Rashiid Xidig oo soo galay kaalinta labaad ayaa isna helay 98 cod, taas oo aad ugu dhaweyd musharaxii ka horeeyay.

 

Gudiga doorashada ayaa ku guuldareystay iney xakameeyaan xildhibaanada oo buuq iyo sawaxan xoogan bilaabay markii Jawaari uu gaaray codadkii loo baahnaa.

SII RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALADA CUSUB.

Si kastaba, ilaa haatan gudiga ayaa ku dhiiran waayay iney ku dhawaaqaan cod tirintii rasmiga ahaa ee la sameeyay natiijadooda.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...