HOTNEWS:Cabdikiriin Guuleed Oo Soo Saaray Wareegto Kuna Magacaabay Mas’uuliyiin Kala Duwan

Waxaa Cabdikiriin Xuseen Guuleed uu soo saaray Wareegto  uu kusoo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Deegaanada Galmudug.

Xilli Shalay Kalsoonidii Hogaaminta Galmudug State lagala Noqday Guuleed ayuu Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Galmudug umagacaabay Yaxye Sheekh Cali.

Sidoo kale Cabdikiriin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gal gaduud oo loo magacaabay Maxamed Cali Amiin.

Lama oga Saameynta ay Magacaabista labadaasi Mas’uul kusii yeelan doonto Xilli Jahwareer Siyaasadeed uu ka jiro Deegaanada Galmudug.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...