DHEGEYSO:Madaxda Puntland oo War Cusub ka Soo saaray Xilka qaadidii C/Kariim Guuleed..

Madaxda Gobolka Mudug ayaa ka hadalay Xilka qaadidii C/Kariim Guuleed iyo Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo,iyadoo gudoomiyaha gobolka Mudug oo arintaas ka hadalay uu Sheegay in ayna waxba ka ogayn shaqooyinka Baarlamaanka dalka Maamulka Galmudug isla Markaan ayna ahayn wax u yaala iyaga.

RIIX HALKAN OO DHGEYSO CODKA.

Gudoomiyaha Mudug dhanka Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay in xilka qaadistaas ay tahay mid ay xaquuq ahaan uleeyihin dadka maamulkaas.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS