DHEGEYSO:C/Rashiid Xidig Muxuu Jawaari ka Codsaday Guuldaradiisii kadib iyo Hadalkii uu Jeediyey…

Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo Maanta looga adkaaday tartankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu jeediyay Qudbad Kooban oo uu ku taageeray Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

RIIX HALKAN OO DHEGEYSO CODKAN.

Xiddig ayaa ugu baaqay Guddomiye jawaari in uu wax ka bedelo qorshihiisa siyaasadeed ee afartii sano ee la soo dhaafay uu ku hogaaminayay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS