DHAGEYSO:Maamul Gobolleed Dhaqaale Ku Bixiyey Ceerintii Guuleed & Hanjabaad La Jeediyey

Tan iyo wixii ka dambeeyey markii shalay Kalsoonida lagala Noqday Madaxweynihii Galmudug Cabdikiriin Xuseen Guuleed ayaa waxa arintaasi ka hadlay Siyaasiyiin iyo Xubno caan ka ah Deegaanadaasi.

Wararka waxay sheegayaan in Gacmo ka baxsan Galmudug ay ku lug yeesheen Riditaanka Guuleed ayna cadeymo loo hayo jiraan Arimahaasi.

HALKAAN RIIX OO DHAGEYSO CODKA

Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu Ku sheegay wareysi uu bixiyey in Maamul Gobolleed uu baasiinka ku shubay si uu Galmudug utir tiro Arinta Guuleedna Qarash ku bixiyey.

Xildhibaanka ayaa nasiib daro ku sheegay in Xilligaan lagu soo beego Kalsooni kala noqosho ayna ka war hayaan dad jecel baabi’inta Galmudug si maldahana u weeraray Puntland iyo Siyaasiyiin doonaya in Galmudug la tir tiro.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...