DEG DEG AH:Waa Sidee Xaalada Magaalada Cadaado+C/Kariim Guuleed oo Goordhow Magaalada…

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gor Dhow Gaaray Magalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Guuleed ayaa garoonka cadaado waxa ku soo dhaweyay xubn kala socda labada golle ee dowlada iyo qeybaha bulshada ee dagmada cadaado isagoona intasi ka dib loo galbiyay madaxweynaha xarunta Madaxtooyada Galmudug.

SII DAAWO MUUQAALADA MAANTA IYO SHALAY.

Shalay ayeey aheyd markii xildhibaano ka tirsan Galmudug ay shegeen in kalsoonida ay kala laabteen madaxweynaha Galmudug.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS