DEG DEG AH:Jawaari oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Markale iyo C/Rashiid Xidig oo Halkii la Filayey….

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqday guddoomiyaha golaha shacabka, kadib markii Wareeggii Koowaad uu ku guuleystay cod aad u badan.

 

Jawaari ayaa helay 142 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow C/rashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.

 

Weli lama shaacin natiijada, xildhibaannada ayaa sawaxan bilaabay, waaana socda damaashaad aad iyo aad u sarreeya.

 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS