DAAWO:Waa Sidee Muuqaalka Goobta ay doorashadu ka dhacay Goordhow+Sawiro Muujinaya sida…

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dhowaan bilaaban doonta ayaa hadda si hordhac ah idin kugu soo gudbineysa Sawirada halka ay ka dheceyso Doorashada,Doorashadan ayaa ah mid ka xamaasad badan doorashooyinkii horay dalka ooga dhaci jiray,maadaam shaqasiyaadka tartanka ku jiray,ay yihiin kuwa aan awoodooda la saadaalin karin.

Doorashadan oo ah mid aad u xiiso iyo xamaasad leh ayaa dadku isha kuwada hayaan Cidda la dooran doono.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS