DAAWO:Ciidanka AMISOM Oo Muqdisho Ka Bilaabay Arin Laga Xumaado Xilli Muwaadintiinta Ay…

Ciidanka AMISOM ayaa waxa ay Soomaaliya ujoogaan sugida Amniga si sharci ahna inay ku yimaadeen ayaana la sheegaa balse mararka qaar khaladaad ayey sameeyaan.

Waxa hore Gaadiidka AMISOM ugu jiireen Xamar gudihiisa Muwaadiniin aan waxba galabsan iyagoo wado khaldan baabuurtooda qafilan ku waday.

Maanta waxaa xiran Waddooyinka Muqdisho inta badan waxaase AMISOM xilliyada ay Waddooyinka Xirmaan ay sameeyaan wado aan seedkooda aheyn ay maraan.

Baabuurta Muwaadiniinta Dalka udhashay ayaan ku dhiiran inay Waddo aan dhinacooda aheyn ay maraan balse AMISOM oo sharci inay dalka ku timid ayaa sharciga jabineysa.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS