Cabdirashiid Xiddig Oo Lacago Badan Ku Bixiyey Xarunta Doorashada & Tirinta Codadka oo Socota

Waxaa Warar hoose ay sheegayaan in Doorashada Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya ay tirinteeda goor dhaweyd ka bilaabatay Magaalada Muqdisho.

Doorashada waxa ka qeyb galaya 256 Mudane oo Fadhiga Xaadirtay iyadoo Labada Murashax ee aadka isku haya ay yihiin Jawaari iyo C/rashiid Maxamed Xiddig.

Jawaari ayaa waxa ay ubadan tahay in Wareega Labaad hadii uu kula soo gudbo Xiddig ay culeys weyn ku noqotay.

Cabdirashiid Xiddig ayaa waxa uu lacago badan siiyey Xarunta Baarlamaanka oo doorashada ay ka socotay taasi oo ay macquul tahay baa la yiri inuu ka guuleysto Jawaari.

Hadii Jawaari uu guuleysan waayo Madaxda Usharaxan Xukunka Ee Beelaha Hawiye waa hungoobi doonaan.

Xiddig ayaa ka dheereeyey Jawaari Codadka la tiriyey ilaa hadda.

NAGALA SOCDA WARARKII UGU DAMBEEYEY EE NATIIJADA CODADKA 

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS