Al Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Ku Dilay Soomaaliya Labo Wiil Oo Ficil Fool Xun Sameeyey

Magaalada Bu’aale oo Caasimad u ah Jubada Dhexe ayaa waxa dad isku soo baxay lagu Hor Toogtay Seddex nin oo labo ka mid ah ay Ficil Fool xun sameeyeen.

Al Shabaab ayaa dhawaan Xabsiga dhigay Labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo lagu Eedeeyey inay isku Galmoodeen,

Ilaa iyo Hadda lama hayo Cadeymo muujinaya in Labada wiil ay isku galmoodeen Balse Maxkamad Al Shabaab ah ayaa ka hor akhrisey Dadkii Fagaaraha joogay inay ficil aan wanaagsaneyn ku dhaqaaqeen.

Sidoo kale Al Shabaab ayaa Siciid Cali nin lagu sheegay waxa ay udileen inuu Jawaasiis u ahaa Itoobiya mana ahan markii ugu horeysay oo Shabaab dad ku dilaan deegaanada ay maamulaan.

Hase ahaatee waa markii koobaad oo Al Shabaab dilaan Rag isku jinsi ah oo hadana ay ku Sheegeen inay isku galmoodeen.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...