AKHRISO:Gudiga Doorashada Madaxa Banaad Ee Qaranka Oo Si Aan La Fileyn Uga Hadlay Guushii Jawaari

Guddiga Madaxa Banana ee Doorashooyinka Qaranka ayaa ku ammaanay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya sida wanaagsan ee maanta ay u dhacday Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo loo yaqaano Xaliimo Yarey oo ah Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegtay marka la eego qaabta ay maanta u dhacday Doorashada inay tahay mid wanaagsan, waxayna hanbalyo u dirtay Guddoomiyaha la doortay ee Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xaliimo Yarey ayaa sheegay inuu haatan muuqdo isbadal weyn, waxayna tilmaantay inay rajaynayso in doorashada Madaxweyneynahana ay sida maanta oo kale ay u dhacdo.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyadoo xilkaasi ay ku tartamayeen ilaa iyo Afar Musharax, markii danbana uu ku guuleystay Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari.

Berri oo Khamiis ah ayaa waxaa la dooran doonaa Gudoomiye kuxigeena Koowaad iyo Labaad, iyadoo labadaasi xil ay u taaganyihiin xildhibaano gaaraya 16-mudane.

Nagala soo xiriir - jlandnews@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada

( 0)



ADS

DAAWO VIDEO:Naxdin qaabka Mindida Toos U Galinayaan Gabadha Kooxda Bahalaha Kufsiga Galdogob
- Jan 17, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=c8ap8kdKc6Y
DAAWO:Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Oo War Aan Laga Fileyn Laga Soo Sheegay & Jawiga Oo Cabsi Noqday
- Jan 17, 2017
Warar ayaa sheegaya in Amniga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ku shirayo Aad loo adkeeyey kadib ...
XOG QARSOON OO LASOO OGAADAY:Xagee Ku Ogeyd Xasan Daahir Aweys?+Daawo Video
- Jan 17, 2017
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Al Shabaab ayaa tan iyo ...
DHAGEYSO HANJABAAD:Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Fariin Culus Udiray Beelaha Dagaalka Dhexmaray
- Jan 17, 2017
Dagaal Beeleed ayaa waxa ay kasoo cusboonaadeen Deegaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Gal gaduud ...
DHAGEYSO:Xog Cusub Oo Laga Helay Kufsigii Mudug & Puntland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaadeyso
- Jan 17, 2017
Waxaa weli sii kordhaya dadka cambaareenaya sida uu udhacay Falkii Kufsiga ahaa Ee Loo ...